History exam for 2007
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada History 2007 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2007. Maadada: History. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 14 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa 📁 Ka […]
History exam for 2007 Read More »





