
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Af-soomaali 2023
Tilmaamaha imtixaanka
Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 11 bog & warqadda tilmaamaha (cover)
Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 6 qaybood.
FG: Imtixaanka waad degsan kartaa
Ka faa'ideyso kaydka imtixaanka Som-Exams
Si aad uga faa’ideysato kaydka imtixaan ee mareegta Som-Exams raac tallaabooyinkan:
1. La deg imtixaanka maadada aad doonayso.
2. ka shaqee dhammaan su’aalaha uu ka koobanyahay imtixaanku.
3. Su’aalaha kugu adkaada dib ugu laabo buugga.
4. Caqabadaha ku soo wajaha la kaasho asxaabta iyo macalimiinta.
Halkan ka degso imtixaanka
Digniin!
Naftaada ha khiyaamin ! ha u adeegsan imtixaanka arrimo qish la xiriira.
Waxan ubahanahy imtixaanad si aan isugu dayo waxan varanaayo
Waad la degi kartaa dhammaan imtixaannada.
Marka hore is diiwaan geli, ka dib waad la degi kartaa imtixaan walba oo aad u baahantahay