Af-Soomaali 2025
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Af-Soomaali 2025 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2025. Maadada: Af-Soomaali. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 7 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa…. Ka faa’ideyso kaydka imtixaanka […]