Sidee imtixaan cusub ugu dari kartaa kaydka SOMEXAMS?
Haddii aad jeceshahay in aad ka qayb qaadato kobcinta kaydka imtixaan ee Som-Exams, isla markaasna aad gacanta ku hayso imtixaan ka maqan mareegta waxa hubaal ah in aad is waydiinayso sidee ayaan imtixaan cusub ugu dari karaa kaydka SOM EXAMS?
Waydiintan jawaabteeda halkan ayaan kuugu diyaarinnay fadlan isku day in aad raacdo talaabooyinkan:
Sidee imtixaan cusub ugu dari kartaa kaydka SOMEXAMS? Read More »