Som exams waa kaydka ugu wayn ee aad ka heli karto imtixaannada shahaadiga ah ee dugsiga dhexe iyo sare ee Puntland, Somaliland & dawladda federalka ah, boqolaal arday ayaa ku xiran oo kala dega imtixaanada ay u baahanyihiin, hadaba raac talaabooyinkan si aad ula degto imtixaan kasta oo aad u baahantahay.
- Ugu Horayn booqo SOM EXAMS
- Ka dibna dooro imtixaanka dawladda aad u baahantahay.

3. Intaas ka dib dooro Fasalka aad u baahantahay imtixaankiisa.

4. Haddii uu jiro sannad aad imtixaannadiisa si gaar ah u danaynayso; fadlan ka dooro meesha loogu talo galay.

5. Sidoo kale haddii ay jirto maaddo aad si gaar ah imtixaanadeeda u danaynayso; fadlan ka dooro meesha loogu talo galay.
FG: Si aad u hesho imtixaannada maadada ee la galay sannadaha kala duwan, Sanadka ka dhig (ALL) oo u taagan itus dhammaan sanadaha.

5. Dooro imtixaanka aad u baahantahay in aad la degto.
6. Waxaad u gudbaysaa Bogga Tilmaamaha Imtixaanka oo ay ku xusanyihiin: Maadada, sannadka, Bogagga & qaybaha imtixaanku.

7. Ugu danbayn Taabo (DOWNLOAD HERE) si aad ula degto imtixaanka.

Haddii aad la kulanto wax caqabad ah nagala soo xiriir