Uncategorized

Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2023

Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2025, warbixin dhammaystiran.

Waxbarashadu waa furaha guusha iyo horumarka aadanaha, waa misbaaxa maanka, baanta nafta, istareexa araga, sooryada maqalka, iyo dhaxalka faca koraya iyo kuwa xiga. Mar la baad waxbarashadu waa habka khibradaha & aqoonta loogu gudbiyo faca koraya; si uu kaalin-gal u noqdo, dedaallada bareyaashu si aysan u noqon kuwo lagu tacab khasaaro waxa si joogto ah […]

Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2025, warbixin dhammaystiran. Read More »

Common Quiz

Dedaalka mareegta Som-Exams kuma eka kaydinta imtixaanada shahaadiga ah ee dugsiyada sare, waxay u diyaarisay ardayda sharafta leh su’aalo kedis ah oo uu ku ugaan karo heerkiisa diyaar garow, uuna ka kasban karo kalsooni dheeri ah, imtixaanka ka hor. Ujeedkayagu waa in aan kedisyo kala duwan idiinka diyaarinno dhammaan maadooyinka lagu dhigto dugsiyada sare, inta

Common Quiz Read More »

error: Lama ogola !!