Common Quiz

Dedaalka mareegta Som-Exams kuma eka kaydinta imtixaanada shahaadiga ah ee dugsiyada sare, waxay u diyaarisay ardayda sharafta leh su’aalo kedis ah oo uu ku ugaan karo heerkiisa diyaar garow, uuna ka kasban karo kalsooni dheeri ah, imtixaanka ka hor.

Ujeedkayagu waa in aan kedisyo kala duwan idiinka diyaarinno dhammaan maadooyinka lagu dhigto dugsiyada sare, inta aynu wada jir uga gaarayno yoolkaas, ku jimicsada kediskaan isku dhafka ah, kuna suga kedisyo kala duwan  oo dhaammaystiran.

Waxaan idiin rajeynaynaa guul iyo horumar waara, ballanteennu waa dedaal iyo juhdi aan dhammaad lahayn inta aan ka gaarayno himilada aan leenahay.

[quiz-cat id=”29076″]

Leave a Reply

error: Lama ogola !!