Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Saynis 2016
Tilmaamaha imtixaanka
Sannadka: 2016.
Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 8 bog & warqadda tilmaamaha (cover)
Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood.
Imtixaanka waad degsan kartaa….
Ka faa'ideyso kaydka imtixaanka Som-Exams
Si aad uga faa’ideysato kaydka imtixaan ee mareegta Som-Exams raac tallaabooyinkan:
1. La deg imtixaanka maadada aad doonayso.
2. ka shaqee dhammaan su’aalaha uu ka koobanyahay imtixaanku.
3. Su’aalaha kugu adkaada dib ugu laabo buugga.
4. Caqabadaha ku soo wajaha la kaasho asxaabta iyo macalimiinta.
Halkan ka degso imtixaanka
Digniin!
Naftaada ha khiyaamin ! ha u adeegsan imtixaanka arrimo qish la xiriira.