Saynis exam for 2021

Imtixaanka dawladda, maadada Saynis 2021

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad, waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Saynis 2021

Tilmaamaha imtixaanka

Sannadka: 2021

Maadada: Saynis.

Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 7 bog & warqadda tilmaamaha (cover)

Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood.

FG: Imtixaanka waad degsan kartaa 📁

Ka faa'ideyso kaydka imtixaanka Som-Exams

Si aad uga faa’ideysato kaydka imtixaan ee mareegta Som-Exams raac tallaabooyinkan:

1. La deg imtixaanka maadada aad doonayso.
2. ka shaqee dhammaan su’aalaha uu ka koobanyahay imtixaanku.
3. Su’aalaha kugu adkaada dib ugu laabo buugga.
4. Caqabadaha ku soo wajaha la kaasho asxaabta iyo macalimiinta.

Halkan ka degso imtixaanka

error: Lama ogola !!