Sidee isaga diiwaan gelin karaa SOMEXAMS?

SOM EXAMS waa web waxbarasho oo adeegyadiisa ay ka faa’ideystaan boqolaal arday oo u diyaar garoobaya imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad iyo 12aad. Sidoo kale waxa ka faa’ideysta adeegyadeena bareyaasha iyo maamuleyaasha danaynaya xoojinta tayada ardayda si natiijo lagu faano uga gaaraan imtixaanada shahaadiga ah.

Hadaba si aad uga faa’ideysato adeegyada kala duwan ee SOM EXAMS ugu horayn waa in aad is diiwaan gelisaa adiga oo maraya talaabooyinka hoos ku xusan:

1. Booqo web-ka SOM EXAMS
2. Dhinaca midig ee sare ka dooro Sign up

1- Sidee isaga diiwaan gelin karaa somexams?

3. Buuxi Foom ka diiwaan gelinta.

Inta aadan ka gudbin hubi in aad si sax ah u buuxisay macluumaadka diiwaan gelinta.

2- Sidee isaga diiwaan gelin karaa somexams?

4. ✅ Tick/Sax saar shuruudaha isticmaalka. 

5. Ugu danbayn taabo (Create Account)

Intaas ayay ku egyihiin talaabooyinka diiwaan gelin ta SOM EXAMS.

Haddii aad la kulanto wax caqabad ah nagala soo xiriir

Leave a Reply

error: Lama ogola !!