Chemistry exam for 2008
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Chemistry 2008 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2008. Maadada: Chemistry . Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 17 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa […]
Chemistry exam for 2008 Read More »







