English P2 exam for 2008
Tilmaamaha imtixaanka Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: English-P2 2008 Sannadka: 2008 Maadada: English. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 12 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa Ka […]
English P2 exam for 2008 Read More »








