Chemistry exam for 2018
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Chemistry 2018. Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2018. Maadada: Chemistry.Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 11 bog & warqadda tilmaamaha + cover. Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa . . . […]