Geography exam for 2009

Tilmaamaha imtixaanka Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Geography 2009 Sannadka: 2009 Maadada: Geography. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 19 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa Ka […]

Geography exam for 2009 Read More »