Af-Soomaali exam for 2017
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Soomaali 2017 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2017. Maadada: Af Soomaali. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 14 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 6 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa […]