Haldoor

Fursadaha ay haystaan Ardaydda barata Cilmiga dhaqaalaha. (The top jobs in economy students).

Inta badan Ardayddu waxa ay iswayddiiyaan waxyaabaha ay ka shaqayn doonaan marka ay Jaamacadda dhammeeyaan, waana su’aal macquul ay tahay in uu qofku uu iswayddiiyo, inkasta oo ay ka habboon tahay in uu ka horraysiiyo su’aashan Hal-abuurridda fikrad cusub oo aanu ka fekerin shaqo kaliya ( innovation thinking). Kaas oo u sahlaya in uu suuqii […]

Fursadaha ay haystaan Ardaydda barata Cilmiga dhaqaalaha. (The top jobs in economy students). Read More »

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems)

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems)

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems)  Waddamada Adduunka ka jira waddan walba waxa uu leeyahay nidaam dhaqaale oo uu ku shaqeeyo, qormadeenna maanta waxa aynu ku eegaynaa afar nidaam dhaqaale oo adduunka ka jira iyo waddamada isticmaala. Afartan nidaam dhaqaale ayaa kala ah:  Traditional economic system.  Market economic system. Command economic system. 

Noocyada nidaam dhaqaale ee jira (types of economic systems) Read More »

Deeqda waxbarasho ee dalka Canada.

Deeqda waxbarasho ee dalka Canada.

Vanier Canada Graduate scholarship 2025, waa deeq waxbarasho ay aasaastay dawladda Canada sannadii 2008 si ay ugu sharafto George Philias, oo ahaa askari iyo diblumaasi Canadian ah.  Wuxuu kale oo uu kusoo shaqeeyay gudoomiya guud ee Canada sannadihii 1959-1967. Barnaamijka deeqda waxbarasho ee Vanier Canada waxaa sidoo kale loo yaqaan Rhodes Scholarship of Canada, waxaa

Deeqda waxbarasho ee dalka Canada. Read More »

Xanuunada ku dhaca Aqoonyahanka

XANUUNADA KU DHACA AQOONYAHANKA

Hordhac Waxaan jeclaystay in aan halkan ku xuso afar arimood oo uu sheegay Shiikh Dr. Cabdikariim Bakaar kuwaas oo uu ugu magac daray (علل النخبة) Xanuunada ku dhaca Aqoonyahanka ama haldoorka waxaana uu yidhi: “Ka dib markii aan ka qayb galay shirar iyo shaqooyin badan, oo aan si gaar ah ugu kuur galay, waxaan odhan

XANUUNADA KU DHACA AQOONYAHANKA Read More »

error: Lama ogola !!