Chemistry exam for 2017
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Chemistry 2017. Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2017. Maadada: Chemistry.Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 15 bog & warqadda tilmaamaha + cover. Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa . . . […]