Sidee imtixaan uga degsan karaa SOMEXAMS?
Som exams waa kaydka ugu wayn ee aad ka heli karto imtixaannada shahaadiga ah ee dugsiga dhexe iyo sare ee Puntland, Somaliland & dawladda federalka ah, boqolaal arday ayaa ku xiran oo kala dega imtixaanada ay u baahanyihiin, hadaba raac talaabooyinkan si aad ula degto imtixaan kasta oo aad u baahantahay.