Arabic exam for 2021
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Arabic 2021. Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2021. Maadada: Carabi. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 9 bog & warqadda tilmaamaha + cover. Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 4 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa…… Ka […]