10 fikradood oo saamayn leh: galladaha diinta iyo garashada caqliga

10 fikradood oo saamayn leh: galladaha diinta iyo garashada caqliga

Hordhac Aadanuhu waa noole uu ilaahay abuuray isla markaasna uu karaameeyay oo kor u qaaday, waxa uu ku jiraa geeddi dheer oo aan ku dhammaan dhimashada, go’aannada uu qaato ayaana jaan gooya qofka uu yahay iyo darajada uu joogo. Aadanuhu kala doorashada go’aannada gudban ee hor yaalla waxa uu u kaalmaystaa galladaha diinta iyo garashada […]

10 fikradood oo saamayn leh: galladaha diinta iyo garashada caqliga Read More »