English P1 exam for 2010
Tilmaamaha imtixaanka Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: English P1 2010 Sannadka: 2010 Maadada: English. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 11 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa […]