Carabi 2021

Imtixaanka maadada Carabi

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Carabi 2021

Tilmaamaha imtixaanka

Sannadka: 2021.

Maadada: Carabi.

Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 4 bog & warqadda tilmaamaha (cover)

Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood.

Imtixaanka waad degsan kartaa….

Ka faa'ideyso kaydka imtixaanka Som-Exams

Si aad uga faa’ideysato kaydka imtixaan ee mareegta Som-Exams raac tallaabooyinkan:

1. La deg imtixaanka maadada aad doonayso.
2. ka shaqee dhammaan su’aalaha uu ka koobanyahay imtixaanku.
3. Su’aalaha kugu adkaada dib ugu laabo buugga.
4. Caqabadaha ku soo wajaha la kaasho asxaabta iyo macalimiinta.

Halkan ka degso imtixaanka

2 thoughts on “Carabi 2021”

Leave a Reply

error: Lama ogola !!