Arabic exam for 2024
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Arabic 2024 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2024. Maadada: Arabic. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 11 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 4 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa Ka […]