Mathematics G8 exam 2025

Imtixaanka dawladda Puntland, maadada Grade 8 Mathematics 2025

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Mathematics 2025

Tilmaamaha imtixaanka

Sannadka: 2025.

Maadada: Mathematics.

Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 11 bog & warqadda tilmaamaha (cover)

Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood.

Imtixaanka waad degsan kartaa….

Ka faa'ideyso kaydka imtixaanka Som-Exams

Si aad uga faa’ideysato kaydka imtixaan ee mareegta Som-Exams raac tallaabooyinkan:

1. La deg imtixaanka maadada aad doonayso.
2. ka shaqee dhammaan su’aalaha uu ka koobanyahay imtixaanku.
3. Su’aalaha kugu adkaada dib ugu laabo buugga.
4. Caqabadaha ku soo wajaha la kaasho asxaabta iyo macalimiinta.

Halkan ka degso imtixaanka

4 thoughts on “Mathematics G8 exam 2025”

  1. Haldoor Channel

    Fadlan idinkoo raaliya pageka Soo galiya exams ka iyagoo saddexda af ee uu manhajka ku qoran yahay ku diyaarsan siiba
    Labada maado ee Social iyo science
    Mahadsanidiin

Leave a Reply

error: Lama ogola !!