Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Science 2025
Tilmaamaha imtixaanka
Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 12 bog & warqadda tilmaamaha (cover)
Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood.
Imtixaanka waad degsan kartaa….
Ka faa'ideyso kaydka imtixaanka Som-Exams
Si aad uga faa’ideysato kaydka imtixaan ee mareegta Som-Exams raac tallaabooyinkan:
1. La deg imtixaanka maadada aad doonayso.
2. ka shaqee dhammaan su’aalaha uu ka koobanyahay imtixaanku.
3. Su’aalaha kugu adkaada dib ugu laabo buugga.
4. Caqabadaha ku soo wajaha la kaasho asxaabta iyo macalimiinta.
Halkan ka degso imtixaanka
Digniin!
Naftaada ha khiyaamin ! ha u adeegsan imtixaanka arrimo qish la xiriira.
Wacan
Gff
Waad kumahad san tihiin sidaad nooga caawiseen imtixaanada
Waad kumahad santihiin saad nooga caawiseen imtixaanaadka
I want to saynis
Exam
Asc Bahda Somaliexam marka waad ku mahad san tihiin sida wanaagsan ee dhamaan ardayda iyo macalimiinta ugu diyaariseen dhamaan imtixaanaadkii lagalay una sahasheen meel ay ka la soo degi karaan
wxaan rabaa inaan idin la wadaago fasalka 8aad , imtixaanka saynisku waa khaldan yahay waxaa bosakaas ku jira imtixaanka Afsoomaaliga
SAYNIS QAYBTA ENGLISHA LAMA DAGSAN KARO MANA SOO BAXAYO WALALAL
Bososaso
Puntland