Cilmi bulsho 2017

Imtixaanka maadada Cilmi bulsho

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Cilmi bulsho 2017

Tilmaamaha imtixaanka

Sannadka: 2017.

Maadada: Cilmi bulsho.

Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 8 bog & warqadda tilmaamaha (cover)

Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood.

Imtixaanka waad degsan kartaa….

Ka faa'ideyso kaydka imtixaanka Som-Exams

Si aad uga faa’ideysato kaydka imtixaan ee mareegta Som-Exams raac tallaabooyinkan:

1. La deg imtixaanka maadada aad doonayso.
2. ka shaqee dhammaan su’aalaha uu ka koobanyahay imtixaanku.
3. Su’aalaha kugu adkaada dib ugu laabo buugga.
4. Caqabadaha ku soo wajaha la kaasho asxaabta iyo macalimiinta.

Halkan ka degso imtixaanka

Leave a Reply

error: Lama ogola !!