English exam for 2022

English 2020

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada English 2022

Tilmaamaha imtixaanka

Sannadka: 2022.

Maadada: English.

Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 10 bog & warqadda tilmaamaha (cover)

Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 4 qaybood.

Imtixaanka waad degsan kartaa….

Ka faa'ideyso kaydka imtixaanka Som-Exams

Si aad uga faa’ideysato kaydka imtixaan ee mareegta Som-Exams raac tallaabooyinkan:

1. La deg imtixaanka maadada aad doonayso.
2. ka shaqee dhammaan su’aalaha uu ka koobanyahay imtixaanku.
3. Su’aalaha kugu adkaada dib ugu laabo buugga.
4. Caqabadaha ku soo wajaha la kaasho asxaabta iyo macalimiinta.

Halkan ka degso imtixaanka

2 thoughts on “English exam for 2022”

  1. Some lenders may necessitate borrowers to provide additional documentation, for example proof of income or employment, before approving a cash advance.
    payday loans toronto loans might be more
    expensive for borrowers that are unable to
    offer collateral or a co-signer, as lenders may view them like a higher risk for default.

Leave a Reply

error: Lama ogola !!