Geography exam for 2015
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Geography 2015. Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2015. Maadada: Geography. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 11 bog & warqadda tilmaamaha + cover. Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa . […]