Physics exam for 2025
Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Physics 2025 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2025. Maadada: Physics. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 12 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa Ka […]