ICT exam for 2025

Imtixaanka dawladda Puntland, maadada ICT 2025

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa  imtixaanka maadada ICT 2025

Tilmaamaha imtixaanka

Sannadka: 2025.

Maadada: ICT.

Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 14 bog & warqadda tilmaamaha (cover)

Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood.

FG: Imtixaanka waad degsan kartaa 📁

Ka faa'ideyso kaydka imtixaanka Som-Exams

Si aad uga faa’ideysato kaydka imtixaan ee mareegta Som-Exams raac tallaabooyinkan:

1. La deg imtixaanka maadada aad doonayso.
2. ka shaqee dhammaan su’aalaha uu ka koobanyahay imtixaanku.
3. Su’aalaha kugu adkaada dib ugu laabo buugga.
4. Caqabadaha ku soo wajaha la kaasho asxaabta iyo macalimiinta.

Halkan ka degso imtixaanka

1 thought on “ICT exam for 2025”

  1. Yusuf Hassan Adan

    Waan idin salaamay son exam waxaan ahay arday f4 ah register ka aad sameyseen waan bux buuxiyey ,isay tahy wan ubuux buuxiyey ee noo, fasaxa imtixaanka aan ladagnee mideeda kale business 2025 soo. galiya mareegta som.exam .
    Waxaan rijeenayaah in aad cod sigayga kasoo jawaabi down taan insha Allah, Ramadan kariim.

Leave a Reply

error: Lama ogola !!