mathematics P1 exam for 2023

Imtixaanka maadada mathematics 2023 p1

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: mathematics P1 2023

Tilmaamaha imtixaanka

Sannadka: 2023

Maadada: mathematics .

Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 9 bog & warqadda tilmaamaha (cover)

Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood.

FG: Imtixaanka waad degsan kartaa 📁

Ka faa'ideyso kaydka imtixaanka Som-Exams

Si aad uga faa’ideysato kaydka imtixaan ee mareegta Som-Exams raac tallaabooyinkan:

1. La deg imtixaanka maadada aad doonayso.
2. ka shaqee dhammaan su’aalaha uu ka koobanyahay imtixaanku.
3. Su’aalaha kugu adkaada dib ugu laabo buugga.
4. Caqabadaha ku soo wajaha la kaasho asxaabta iyo macalimiinta.

Halkan ka degso imtixaanka

1 thought on “mathematics P1 exam for 2023”

  1. Pingback: mathematics P2 exam for 2023 - somexams.com

Comments are closed.

error: Lama ogola !!