Social exam for 2016

Imtixaanka maadada Social

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda dugsiyada sare ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada fasalka 4aad waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Social 2016

Tilmaamaha imtixaanka

Sannadka: 2016

Maadada: Social.

Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 10 bog & warqadda tilmaamaha (cover)

Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood.

FG: Imtixaanka waad degsan kartaa 📁

Ka faa'ideyso kaydka imtixaanka Som-Exams

Si aad uga faa’ideysato kaydka imtixaan ee mareegta Som-Exams raac tallaabooyinkan:

1. La deg imtixaanka maadada aad doonayso.
2. ka shaqee dhammaan su’aalaha uu ka koobanyahay imtixaanku.
3. Su’aalaha kugu adkaada dib ugu laabo buugga.
4. Caqabadaha ku soo wajaha la kaasho asxaabta iyo macalimiinta.

Halkan ka degso imtixaanka

Leave a Reply

error: Lama ogola !!