Imtixaanka dawladda

Fursad shaqo: Dawladda federal-ka oo qaadanaysa 3000 oo bare

Codsiga Macallinimada Kalka 2aad Wixii cilad farsamo ah fadlan kala xdhiidha: Email: teachers@moe.gov.so Hordhac Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare waxaa farxad u ah in ay mar kale si daahfuran u soo bandhigto fursad shaqo 3000 bare ah oo isugu jira barayaasha dugsiyada xannaanada, asaasiga, iyo kuwa sare. Barayaashan la qaadan doono waxa ay marka […]

Fursad shaqo: Dawladda federal-ka oo qaadanaysa 3000 oo bare Read More »

Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2023

Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2024, warbixin dhammaystiran.

Waxbarashadu waa furaha guusha iyo horumarka aadanaha, waa misbaaxa maanka, baanta nafta, istareexa araga, sooryada maqalka, iyo dhaxalka faca koraya iyo kuwa xiga. Ummaduhu waxay horomarka ugu kala dheereeyaan sida ay ugu kala horreeyaan geeddiga tacliinta, Soomaalida inkasta oo jug wayni ka soo gaartay burburkii dawladeed, haddana waa ummad shacabkeedu ka tayo badanyahay dawladihii kala

Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2024, warbixin dhammaystiran. Read More »

Imtixaanka dawladda, maadada Xisaab 2022

Xisaab exam for 2022

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad, waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Xisaab 2022 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2022 Maadada: Xisaab. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 5 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa

Xisaab exam for 2022 Read More »

Imtixaanka dawladda, maadada ICT 2022

ICT exam for 2022

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad, waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: ICT 2022 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2022 Maadada: ICT. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 5 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 4 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa

ICT exam for 2022 Read More »

Imtixaanka dawladda, maadada Saynis 2022

Saynis exam for 2022

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad, waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Saynis 2022 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2022 Maadada: Saynis. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 5 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 4 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa

Saynis exam for 2022 Read More »

Imtixaanka dawladda, maadada Islamic 2022

Islamic exam for 2022

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad, waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Islamic 2022 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2022 Maadada: Islamic. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 6 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 4 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa

Islamic exam for 2022 Read More »

Imtixaanka dawladda, maadada English 2022

English exam for 2022

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad, waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: English 2022 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2022 Maadada: English. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 5 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 5 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa

English exam for 2022 Read More »

Imtixaanka dawladda, maadada Cilmi bulsho 2022

Cilmi Bulsho exam for 2022

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad, waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Cilmi bulsho 2022 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2022 Maadada: Cilmi bulsho. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 5 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. FG: Imtixaanka waad

Cilmi Bulsho exam for 2022 Read More »

error: Lama ogola !!