Laamaha Dhaqaalaha (Branches of Economics).
Qormaddeenna maanta waxa aynu ku eegi doonnaa laamaha dhaqaalaha, qodobbada ugu muhiimsan ee mid walba diiradda lagu saaro iyo waxa ay ku kala duwan yihiin. Dhaqaaluhu waxa uu leeyahay laba laamood ama farac (two branches), kuwaas oo kala ah: Micro iyo Macro, labadan kalmedood asal ahaan waa Greek. Micro macna ahaan waxa ay noqnaysaa yar(small), […]