Wax barashada qurbaha sababo iyo caqabado
Hordhac Waxaan idinku salaamay dhammaan akhristayaasha iyo xiiseeyeyaasha aqoonta salanta ay isku salaamaan dadka jannada (Ahlu jannada) ee ah Asalaamu Calaykum Waraxmatu laahi Wabarakaatu, waxaa mahad balaadhani usugnaatay Alihii igu guuleeyey in aan dhammaystiro maqaal waxbarasheedkan aan u arko in uu muhiim u yahay arday walba oo safar waxbarasho u tegaya meel ka baxsan wadankiisa […]