wasaaradda waxbarashada

Imtixaanka maadada Arabic 2024

Arabic 2024

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Arabic 2024 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2024. Maadada: Arabic. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 5 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 3 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa…. Ka faa’ideyso kaydka imtixaanka […]

Arabic 2024 Read More »

Imtixaanka maadada AF-SOOMAALI 2024

Af-Soomaali 2024

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada Af-Soomaali 2024 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2024. Maadada: Af-Soomaali. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 3 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 6 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa…. Ka faa’ideyso kaydka imtixaanka

Af-Soomaali 2024 Read More »

Imtixaanka maadada Biology 2024

BIOLOGY 2024

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda soomaaliyeed ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada BIOLOGY 2024 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2024. Maadada: BIOLOGY. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 5 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 4 qaybood. Imtixaanka waad degsan kartaa…. Ka faa’ideyso kaydka imtixaanka

BIOLOGY 2024 Read More »

Fursad shaqo: Dawladda federal-ka oo qaadanaysa 3000 oo bare

Codsiga Macallinimada Kalka 2aad Wixii cilad farsamo ah fadlan kala xdhiidha: Email: teachers@moe.gov.so Hordhac Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare waxaa farxad u ah in ay mar kale si daahfuran u soo bandhigto fursad shaqo 3000 bare ah oo isugu jira barayaasha dugsiyada xannaanada, asaasiga, iyo kuwa sare. Barayaashan la qaadan doono waxa ay marka

Fursad shaqo: Dawladda federal-ka oo qaadanaysa 3000 oo bare Read More »

Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2023

Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2024, warbixin dhammaystiran.

Waxbarashadu waa furaha guusha iyo horumarka aadanaha, waa misbaaxa maanka, baanta nafta, istareexa araga, sooryada maqalka, iyo dhaxalka faca koraya iyo kuwa xiga. Mar la baad waxbarashadu waa habka khibradaha & aqoonta loogu gudbiyo faca koraya; si uu kaalin-gal u noqdo, dedaallada bareyaashu si aysan u noqon kuwo lagu tacab khasaaro waxa si joogto ah

Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2024, warbixin dhammaystiran. Read More »

Imtixaanka dawladda, maadada Xisaab 2022

Xisaab exam for 2022

Mareegta Som-Exams oo aad uga barateen in ay ardayda ka caawiso u diyaar garowga imtixaanada shahaadiga ah ee fasalka 8aad, waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa imtixaanka maadada: Xisaab 2022 Tilmaamaha imtixaanka Sannadka: 2022 Maadada: Xisaab. Bogagga: Wuxuu ka koobanyahay 5 bog & warqadda tilmaamaha (cover) Qaybaha: wuxuu ka koobanyahay: 2 qaybood. FG: Imtixaanka waad degsan kartaa

Xisaab exam for 2022 Read More »

error: Lama ogola !!