Deeqaha waxbarashada ee ay dalban karaan ardayda Soomaalida 2024
bolg
Deeqaha waxbarashada ee ay dalban karaan ardayda Soomaalida 2024 Read More »
Dhammaan qormooyinka iyo maqaalada ku kaydsan mareegta www.somexams.com, ayaad halkan ka helaysaa.
Waxbarashadu waa furaha guusha iyo horumarka aadanaha, waa misbaaxa maanka, baanta nafta, istareexa araga, sooryada maqalka, iyo dhaxalka faca koraya iyo kuwa xiga. Mar la baad waxbarashadu waa habka khibradaha & aqoonta loogu gudbiyo faca koraya; si uu kaalin-gal u noqdo, dedaallada bareyaashu si aysan u noqon kuwo lagu tacab khasaaro waxa si joogto ah
Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2024, warbixin dhammaystiran. Read More »
Hordhac Aadanuhu waa noole uu ilaahay abuuray isla markaasna uu karaameeyay oo kor u qaaday, waxa uu ku jiraa geeddi dheer oo aan ku dhammaan dhimashada, go’aannada uu qaato ayaana jaan gooya qofka uu yahay iyo darajada uu joogo. Aadanuhu kala doorashada go’aannada gudban ee hor yaalla waxa uu u kaalmaystaa galladaha diinta iyo garashada
10 fikradood oo saamayn leh: galladaha diinta iyo garashada caqliga Read More »
Hordhac Waxaan jeclaystay in aan halkan ku xuso afar arimood oo uu sheegay Shiikh Dr. Cabdikariim Bakaar kuwaas oo uu ugu magac daray (علل النخبة) Xanuunada ku dhaca Aqoonyahanka ama haldoorka waxaana uu yidhi: “Ka dib markii aan ka qayb galay shirar iyo shaqooyin badan, oo aan si gaar ah ugu kuur galay, waxaan odhan
Taariikhda cilmiga xisaabta: Taariikhda xisaabta waxay fidsan tahay kumannaan sano waxayna soo taxnayd waqtiyo hore. Tan iyo wakhtiyadii hore, bini’aadanku waxay horumariyeen fikrado xisaabeed si ay xisaabta ugu fahmaan adduunka ku hareeraysan una xaliyaan dhibaatooyinka adag. Halkan waxaa ah dulmar guud oo ku saabsan horumarka iyo taariikhda xisaabta: Waqtiyadii hore ( Al-casr Al-qadiim): Waqtiyadii hore,
Hordhac Noloshu waa dugsi, waqtigu waa macalin, dadkuna waa arday, kaalmaha kala duwan ee nolosha waxa ku soohan caqabado aan laga furdaamin karin! Ku-dhaca ama badheedhuhu waa geesinimo hibo ah oo aan nafluhu wada haysan, qofka aan dhiiranayn hore uma dhaqaaqo halkiisana ma dhaafo; waa sababta aan looga maarmin dhambaallada dhiirigelinta. Waxbarashadu waa kaalin nololeed
10 xigasho oo kugu dhiiri gelin doona waxbarashada Read More »
Hordhac Mindida la soofeeyay ee … mooska jari weydey Ogow midigta kay ugu jirtaan … siinnin mudankeeda Cabdullaahi Macallin Dhoodaan Waxbarashadu waa ifiyaha nolosha aadanaha iyo tiir ka mid ah tiirarka ilbaxnimo ku istaagto. Marna iyada oo Ibnul Qayim aqoonta ka hadlayo waa kii lahaa: “Dadka aqoonta jeceli waa ay uga hilaw iyo jacayl badanyihiin
Hababka Muraajacada, Imtixaanka, Qishka iyo Raadadkiisa Read More »
Hordhac Ugu horrayn rabbi baa mahad leh mawlaha khalqiga magan illaaah baa leh malaa’igta khayrka sidda iyo muxammed baa nuur leh ( N.N.KH) intaas dabadeed waxa aan qormadan kooban ku faallayn doonnaa astaamaha iyo dhaqanka uu ardayga wanaagsani leeyahay, si aynnu u fahanno astaamahaas iyo dhaqannadaas la iska rabo waxaa waajib ah in aynu ogaanno
Waxbarashadu waa furaha guusho iyo horumarka aadanaha, waa misbaaxa maanka, baanta nafta, istareexa araga, sooryada maqalka, iyo dhaxalka jiilka koraya. Ummaduhu waxau horomarka ugu kala dheereeyaan sida ay ugu kala horreeyaan geeddiga tacliinta, Soomaalida inkasta oo jug wayni ka soo gaartay burburkii dawladeed, haddana waa ummad shacabkeedu ka tayo badanyahay dawladaha kala danbeeya ee ay
Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2023, warbixin dhammaystiran Read More »