Blog

Dhammaan qormooyinka iyo maqaalada ku kaydsan mareegta www.somexams.com, ayaad halkan ka helaysaa.

Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2023

Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2023, warbixin dhammaystiran

Waxbarashadu waa furaha guusho iyo horumarka aadanaha, waa misbaaxa maanka, baanta nafta, istareexa araga, sooryada maqalka, iyo dhaxalka jiilka koraya. Ummaduhu waxau horomarka ugu kala dheereeyaan sida ay ugu kala horreeyaan geeddiga tacliinta, Soomaalida inkasta oo jug wayni ka soo gaartay burburkii dawladeed, haddana waa ummad shacabkeedu ka tayo badanyahay dawladaha kala danbeeya ee ay […]

Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad waxbarasheedka 2023, warbixin dhammaystiran Read More »

Sannad dugsiyeed cusub

Sannad dugsiyeed cusub, samee arrimahan si uu kuugu noqdo sannadkii guusha 🙂

Sannad dugsiyeed cusub Waaw! waxaan ku laabanaynaa dugsiga, runtii waxaan u xiisay fasalkayga, macalimiinta, iyo asxaabtayda. Wax yar joogso! Ma ihi qof aan la socon waaqaca ardayda soomaalida, Waan ogahay in qaybo badan oo ka mid ah aysan jeclayn maalmaha waxbarashada, iyo fadhiga dheer ee fasallada. Qormadan waxaan kugula wadaagi doonaa arrimo run u beddeli

Sannad dugsiyeed cusub, samee arrimahan si uu kuugu noqdo sannadkii guusha 🙂 Read More »

Al-Najaax School

Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Najaax

Warbixin Kooban Magaca: Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Najaax Magaalada: Boosaaso. Aasaaska: 2000. Astaanta: Buug, qalin, qoraax, iyo wareeg ka kooban caleemo cagaaran & magaca dugsiga. Nooca: Nooca dugsiga Najaax waa isku dhafka Public/Private. Heerka: Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare. Manhajka: Manhajka waxbarasho ee dawladda Puntland. Geeddi-socodka dugsiga (2000-2022) Dugsiga Al-Najaax waxa la aasaasay sannad

Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Najaax Read More »

error: Lama ogola !!